Wararka ciyaara ee ugu dambeeyay (2025 april 05)

Wararkii ciyaaraha ee ugu dambeeyay

CHELSEA SAFKII ay galeen durba carada ay ka qaadeen waa ay garaaceen Liverpool oo waxba aan reeban Caawa,Blues hada booskeeda Champions league waa u dhawaaneysaa.



Kooxda chelsea ayaa u dagalamaysa afarta sare si ay uga soo qayb gasho chamption xili ciyaareedka dambe.


Xili Hary Kane uu ku guuleystay Cimrigiisa koobkiisii ugu horeeyay Abid waana horyaalka Kadib Leverkusen oo kuftay ayaa Bayern siisay horyaalkoodii 34-aad.



Manchester United ayaa guuldarro soo gadhay markoodii 16-aad ee xilli ciyaareedkan horyaalka EPL, taasoo ah tii ugu badneyd muddo 35 sano ah, kadib markii ay 4-3 kaga badisay kooxda Brentford oo rajo ka qabta koobabka Yurub. Natiijadan waxay si rasmi ah ugu dhigeysaa United inay xilli ciyaareedkan ku dhammeystaan qeybta hoose ee kala sarreynta.


Amorim, oo siddeed isbedel sameeyay isla markaana magacaabay kooxdii saddexaad ee ugu da'da yar taariikhda Premier League, wuxuu diiradda saarayay lugta labaad ee semi-finalka Europa League oo ay la ciyaarayaan Athletic Club Khamiista, iyadoo United 3-0 ku hogaamineyso guud ahaan labada lugood.



Adams

Hello, my name is Adam and I am Passionate about mastering the art of blogging and digital marketing. Sharing insights and strategies on content creation, SEO, and blogging while continuously learning and growing. Join me as we build thriving online platforms together!

Post a Comment

Please Select Embedded Mode To Show The Comment System.*

Previous Post Next Post